Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munaasabad ay ku qalin jabinayeen arday dhameystay quraan kariimka iyo shareecda kana aflaxay Madarsada Sh. Abdulqaadir Nuur Faarax ayaa lagu qabtay magaalada Garowe.
Munsabada ayaa waxaa ka soo qeyb galay duqa magaalada maamulka Madarsada bahda dhaqtiirta macalimiin ardayda qalin jabisay iyo marti sharaf kale.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


