Arday baratay Quraanka Kariimka oo munaasabad loogu qabtay Kismaayo

0
55

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Kismaayo ee Gobalka Jubbada hoose ayaa lagu qabtay munaasabad aay ku qalin jibinayeen in ka badan 30 arday oo dhameeysatay Barashada quraanka kariimka islamarkana ka aflaxay Madarasada Al-Qeeyraad.

Munaasabadda ayaa waxaa ka qeeybagalay maamulka madarasada waalidiin ardayda qalin jibisay iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.