Arday baratay Qur’aanka Kariimka oo munaasabad loogu qabtay magaalada Garoowe.

0
87

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Garowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jibinayeen arday dhameysatay qur’aanka kariimka iyo maadooyinka dugsiga hoose iyo dhaxe kana aflaxay machadka Maryama Bintu Cimraan.

Munaasabada qalin jibinta ayaa waxaa ka qeybgalay wasiiro, maamulka gobolka Nugaal iyo kan degmada Garowe, waalidiin iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.