Arday baratay Qur’aanka kariimka oo munaasabad loogu qabtay Magaalada Qardho

0
110

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Qardho ayaa lagu qabtay munaasabadaan oo aay ku qalinjibinayeen 54 arday oo bartay xifdiyay Qur’aanka Kariimka iyo hingaadda kana baxay Dugsiga Daarul Cilmi.

Waxaa ka qeybgalay munaasaadda maamulka dugsiga walidiin bahada waxbarashada iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here