Arday baratay qur’aanka Kariimka oo munaasabad loogu qabtay Muqdisho.

0
89

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munsabad ay ku qalin jabinayeen arday dhameysay quraanka kariimka kana afkaxay Machad Al Aqsa ee Culuumta Sharciga iyo Carabiga ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Waxaa ka soo qeyb galay munsabada maamulka machadka walidiin macalimiin arday qalin jabisay iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here