Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalkeena Soomaaliya ayaa lagu qabtay munaasabad ay ka qalin jabinayeen inkabadan 45 arday oo baratay Xifdinta qur’aanka kariimka iyo Culuumta Shareecada islaamka islamarkaana ka aflaxday Markizka Ibnu Caamir.
Munaasabada waxaa ka qeybgalay Maamulka Markizka, Culimo udiin, Waalidiin, Macallimiin iyo martisharaf kale.
waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.


