Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay Munaasabad lagu maamuusay arday dhameeysatay Xifdinta Qur’aanka Kariimka islamarkaana ka aflaxday Xaruunta Daryeelka Agoonta.
Munaasabadaan ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka Machadka, Culimo udiin, Waalidiin, Macalimiin iyo ardayda loo qabtay Munaasabad.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey


