Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalkeena Soomaaliya ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen arday dhameeysatay barashada Xifdinta qur’aanka kariimka iyo akhris qoraalka Luuqada carabiga islamarkaana ka aflaxday Machadka Riyaad Al-Jannah.
Munaasabada lagu maamuusayay ardaydaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Machadka,Waalidiin , Macallimiin, Dhallinyaro iyo qaybaha kale ee bulshada.
Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.


