Arday baratay Qur’aanka kariimka oo munaasabad loogu qabtay Muqdisho

0
157

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalkeena Soomaaliya ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen inkabadan 270 arday oo baratay Xifdinta qur’aanka kariimka Islmarkaana ka aflaxday Madarasada Salaam.

Munaasabada ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Machadka,Waalidiin, Macallimiin iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warkan waxaa ino haya Bilaal Daahir Waaneey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here