Baladweyne (Radio Beerlula )-Dugsiga Hoose dhexe ee Daaru-Biri wataqwaa ee magaalada Qardho ayaa xaflad dhiirigalin ah usameeyay ardayd quraan kariimka ah dhemeeyay iyo ardayda kaalimaha sare ka gallay imtixaan laga qaaday.
waxaa ka qeybgalay munaasabadda maamulka Dugsiga Hoose dhexe ee Daaru-Biri wataqwaa ,Waalidiin,bahda waxbarashada iyo marti sharaf kale.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.
Audio Player