Arday baratay qur’aanka kariimka oo munaasabad qalin jabin ah loogu qabtay Magaalada Hargeysa.

0
101

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin Jabinayeen Arday dhameysatay qur’aanka kariimka islamarkaana ka aflaxday Machadka Ibnu Baas.

Munaasabada ayaa waxa ka qayb galay maamulka Machadka , macalimiin waalidiin iyo marti Sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.