Arday baratay Qur’aanka kariimka oo munaasabad qalinjabin ah loogu qabtay Magaalada Tog-Wajaale ee Soomaaliland.

0
88

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada wajaalle ee Somaliland ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin Jabinayeen Arday dhameysatay qur’aanka kariimka islamarkaana ka aflaxay Madarasada Taqwa.

Munaasabadda ayaa waxa ka qayb galay maamulka Madarasada , macalimiin waalidiin iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.