Arday baratay qur’aanka kariimka oo munaasabada loogu qabtay magaalada Ceelbuh ee gobalka Sanaag

0
57

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Arday dhameeysatay Qur’aanka kariimka islamarkaana ka aflaxday Madarsada Daarul-Salaam ayaa munaasabad loogu qalin jabin loogu qabtay Degamada Ceelbuh ee gobalka Sanaag.

Munaasabada ayaa waxaa kasoo qaybgalay maamulka Madarada ,Waalidiin,Culimo udiin, Cuqaal , Macalimiin iyo ardayda loo qabtay munaasabada.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.