Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munaasabad ay ku qalin jabinayeen arday dhameysatay Qur,aanka kariimka kana aflaxay Madrasada Darul-culuum ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Munaasabadda ayaa waxaa ka soo qeyb galay maamulka madarsada ,macalimiin, walidiin, ardayda qalin jabisay iyo marti sharaf kale.
waxa soo jeedineysa Xaawo luul Aadan Xuseen


