Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Qardho ayaa lagu qabtay munaasabad lagu dhiirigelinaayey arday dhameysay qur’aanka kariimka iyo Hingaada islamarkaana ka aflaxay Dugsiga Geel Xoor.
waxa kaso qeyb galay munaasabada maamulka Dugsiga Geel Xoor waalidiin, culumaa’udiin, iyo marti sharaf kale.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.


