Baladweyne (Radio Beerlula)-In ka badan 61 araday oo dhamaysatay Qur’aanka kariimka islamrkaana ka aflaxay Machad Shamsu Culuum ayaa Xafladda Qalin jibin ah logu qabtay degaanka waridaad ee gobolka sarar
Munaasabada ayaa waxaa ka qeybgalay maamulka Machadka , Bahda Waxbarashada Waalidiin , Macalimiin iyo ardayda loo qabtay munaasabada.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.