Baladweyne (Radio Beerlula)-in kabadan 69 arday oo dhameeysey shareecada iyo luqada Carabiga islamarkaana ka aflaxday machadka 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐤𝐡 𝐗𝐚𝐬𝐚𝐧 𝐗𝐮𝐬𝐞𝐞𝐧 ayaa munaasabada qalin jabin ah loogu qabtay magaaada Ceeri-gaabo
Munaasabadaaan ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka machadka ,Bahda waxbarashada, Waalidiin, iyo qaybaha kale ee bulshada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdullaahi.


