Baladweyne ( Radio Beerlula )-Deegaanka Xiriiro ee degmada Isku-shuban Gobolka Bari ayaa Lagu qabtay munaasabad aay ku Qalin jabinayeen ardayday dhameesay shareecada islaamka islamarkaana ka aflaxay Machadka Shiikh Nura diin Ali Colow
Waxaaana ka qayb galay munaasab Qalin jabinta maamulka machadka mas’uuliyiinta Deegaanka Xiriiro macalimiin, iyo waalidiin.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


