Arday baratay shareecada Islaamka oo munaasabad loogu qabtay Gaalkacyo

0
95

Baladweyne ( Radio Beerlula )-in kabada 140 arday oo dhameeysey shareecada Islaamka iyo arrimaha bulshada islamarkaana ka aflaxday machadka al-misbaax ayaa munaasabad qalin jabin ah loogu qabtay magaalada Gaalkacyo

Munaasabada ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka machadka ,Bahda waxbarashada, Waalidiin, iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here