Arday baratay shareecada islaamka oo munaasabad loogu qabtay Muqdisho.

0
71

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin Jabinayeen arday dhammeysatay kutubta shareecada iyo Arday baratay Aqriska iyo Qoraalka Luqada Carabiga islamaarkaana ka aflaxay Machadka Imaamu Bukhaari.

Munaasabad ayaa waxa kaso qayb galay maamulka Machadka,Macalimiin , Bahda waxbarashada, Waalidiin, iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.