Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay Munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday ka aflaxday Macadka Tibyaan kuwaasi oo bartay shareecada islaamka.
Waxaa ka qeybgalay munaasabadda maamulka macadka,waalidiin.bahda waxbarashada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim


