Baladweyne ( Radio Beerlula )-magaalada Burco ayaa Lagu qabtay munaasabad aay ku Qalin jabinayeen ardayday dhameesay shareecada islaamka islamarkaana ka aflaxay Machadka Al-fatxi
Munaasabada lagu maamuusayay ardaydaan ayaa waxaa ka qeybgalay maamulka Machadka, Culimo udiin, Macallimiin, iyo Waalidiin
waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


