Arday baratay sheeybaarka iyo umulisanimada oo munaasabad loogu qabtay Hargeysa

0
131

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen arday baratay sheybaarka iyo umulisnimada islamarkaana ka aflaxday machadka culuumta caafimaadka ee Hargeysa.

Waxa kaqeyb galay munaasabada maamulka machadka culuumta caafimaadka ee Hargeysa, Wasiirka wasaaradda horumarinta caafimaadka Somaliland Xassan Maxamed Cali ,waalidiin iyo marti Sharaf kale .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.