Arday baratay tafsiirka qur’aanka kariimka oo munaasabad dhirigelin ah loogu qabtay Burco.

0
69

Baladwayne ( Radio Beerlula)-Magaalada Burco ayaa lagu qabatay munaasabaddan oo lagu dhiirigelinayay arday baratay tafsiirka 15-ka jus ee ugu horeeya Quraan-aanka kariimka kuwaasi oo bilaabaya 15 jus ee dambe .

Munaasbadda lagu dhiir galinaayay ardaydan waxaa ka qayb galay waalidiin culuma-udiin masuuliyiin dhallinyaro Odayaal iyo marti Sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.