Arday baratay Tafsiirka qur’aanka kariimka oo shahaadooyin lagu guddoonsiiyay Boosaaso.

0
138

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Boosaaso ee xaruunta gobolka Bari ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen in kabadan 60 Arday oo baratay Tafsiirka qur’aanka kariimka kuwaas oo isugu jira wiilal iyo gabdho islamarkaana ka aflaxday Maasjidka Towxiid.

Waxa ka qayb galay Munaasabada maamulka Maasjidka towxiid, bahda waxbarashada, waalidiin, Dhalinyaro, macalimiin. iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxaa noo haya Bilaal Daahir Waaney.