Arday baratay xifdinta Qur-aanka oo munaasabad loogu qabtay Magaalada Burtinle

0
114

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Inkabadan 15 arday oo dhameeysatay Xifdinta Qur’aana kariimka islamarkaana ka aflaxday Machadaka Nuurul Yaqiin ayaa Munaasabad qalin jabin loogu qabtay magaalada Burtinle.

Waxa kasoo qayb galay munaasbada  Maamulka Machadka, Culimo ,Waliidin, Bahda waxbarashada, Macalimiin,Dhallinyaro,Ardayda munaasabada loo qaybtay iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi