Arday baratay xifdinta Qur’aanka Kariimka oo munaasabad loogu qabtay Baladweyne

0
67

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Munaasabadaan oo ay ku qalinjabinaayeen in kabadan 35 Ardayd oo bartay Qur’aanka Kariimka islamarkaana ka aflaxay markiska Daarul Quraan ayaa lagu qabtay magaalada Baladweyne.

Munaasabadda ayaa waxaa ka soo qayb galay maamulka markiska Daarul Qur’aan macalimiin waalidiin Ardayda qalinjabinaysay Dhallinyaro iyo qaybah kale duwan ee Bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.