Arday baratay xirfada farsamada gacanta oo munaasabad loogu qabtay Kismaayo

0
140

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munaasabadaan oo ay ku qalin jabinaayeen Arday baratay xirfada farsamada gacanta ayaa abaalmarino kala duwan lagu gudoonsiinayay Macadka farsamada gacanta ee Sayid Cumar ee magaalada Kismaayo.

Ardayda ka qalin jabisay Machadka farsamada gacanta ee Sayid Cumar ayaa gaareyso 150 arday kuwaa oo ah dufcadii ugu horeysay oo ka qalin jabiyo Macadka farsamada gacanta ee Sayid Cumar ee magaalada kismaayo.

warbixintan waxa noo haysa Sacdiyo Maxamed Maxamud.