Arday baratay Xirfadaha Farsamada Gacanta oo munaasabad loogu qabtay deegaanka Bacadweyn

0
115

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Degaanka Bacadweyn ee gobalka Mudug ayaa Lagu qabtay munaasabad aay ku Qalin jabinayeen in ka badan 65 Arday oo bartay Xirfadaha Farsamada Gacanta islamarkaana ka aflaxay dugsiga Busitak .

Waxaaana ka qayb galay munaasab Qalin jabinta maamulka dugsiga mas’uuliyiinta degaanka Bacadweyn macalimiin, iyo waalidiin.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here