Arday baratay xirfadda farsamada gacanta oo munaasabad loogu qabtay Magaaladda Godeey

0
128

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaaladda Godeey ayaa lagu qabtay Munaasabad ay ku qalin jabinayeen inkabadan 834 oo bartay Xirafadaha Farsamada gacanta sida Dawaarka , Cunno karinta Tababarada iyo Cilaan saarka Islamarkaana ka baxay Kulliyadaha Suldaan Cabdullahi Suldaan Bade.

Munaasabada lagu maamuusayay ardaydaan ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka Kulliyada, Bahda Waxbarashada, Macallimiin , Haween , Odayaal iyo ardayda loo qabtay munaasabada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here