Arday baratay xisaabaadka oo munaasabad loogu qabtay Hargeysa

0
67

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay munaasabadan oo ay ku qalinjibinayeen arday ka baxday Mac’hadka Icpas isla markaana baratay xirfadaha CATT iyo CAF oo ah xisaabad looga shaqeeyo bangiyada.

Waxaa ka qeybgalay munaasabadda maamulka macadka,wasiiro,waaldiin,iyo masuuliyiin ka socday Bangiyada Somaliland.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here