Arday bartay cilmiga Shareecad oo munaasabad loogu qabtay Burtinle.

0
44

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Burtinle ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinaayeen arday baratay cilmiga Shareecada Islaamka islamrkaana ka aflaxay Machadka Ansaaru Suna.

Munaasabada ayaa waxaa ka qeybgalay maamulka Machadka , Bahda Waxbarashada degmada Burtinle , Waalidiin , Macalimiin iyo ardayda loo qabtay munaasabada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.