Arday danyar ah oo fursado waxbarasho ka helay iskuulka Al-qadaab ee Baladweyne

0
149

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Iskuulka hose iyo dhexe ee al qadaab oo ku yaalo xaafada holwadaag ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa wax ku barto caruur u badan danyar iyo agoon aan awoodin qarashaadka waxbarshada

Carurtan oo ka soo jeedo qoysas danyar ah ayaana awoodin in ay iska bixiyaan qarashaadka waxbarshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here