Baledweyne ( Radio Beerlula )-Madrasada Daaru Al-salaam ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa fursado waxbarsho oo lacag la-aan ah ka helay 25 arday oo iskugu jiro danyar iyo agoon .
Ardaydaan oo ka soo jeedo qoysas danyar ah ayaa iska bixi waayay qarashaadkii waxbarashada .
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


