Baledweyne ( Radio Beerlula )-In ka badan 50 Arday iskugu jirto danyar iyo agoon ayaa fursado waxbarsho oo bilaash ah ka helay iskuulka hoose iyo dhexe green ee magaalada Baladweyne
Wiilidiinta dhalay caruurtan ayaana awoodin in ay iska bixiyaan qarashaadka waxbarshada
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen


