Arday danyar ah oo fursado waxbarasho ka helay iskuulka Rowdatul iimaan ee Baladweyne.

0
234

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Iskuulka Hoose iyo Dhexe Rowdatul Iimaan ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa fursado waxbarsho oo lacag la’aan ah ka helay inkabadan 80 arday iskugu jirto danyar iyo agoon

Arday oo ka soo jeedo qoysas danyar ah ayaa iska bixi wayay qarashadkii waxbarshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here