Arday danyar ah oo fursado waxbarasho ka iskuulka SIGMA ee Baladweyne

0
69

Baladwayne ( Radio Beerlula )-In ka badab 250 Arday oo iskugu jirto danyar iyo agoon ayaa fursado waxbarsho oo bilaash ah ka helay iskuulka hoose iyo dhexe ee sigmo

Ardayda ayaa awoodin in ay iska bixiyaan qarashaadka waxbarshada kuwaas ka soo jeedo qoysas danyar ah

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.