Arday danyar ah oo fursado waxbarasho lacag la’aan ah ka helay iskuulka Al-Mustaqiim ee Baladweyne.

0
126

Baladweyne ( Radio Beerlula )-In ka badan 50 arday oo iskugu jiro danyar iyo agoon ayaa fursado waxbarsho oo lacag la.aan ah ka helay madrasada Al mustaqiin ee magalada Baladweyne.

Ardayda la siiyay fursadaha waxbarasho ayaa ahaa kuwo aan awoodin in ay iska bixiyaan qarashaadka waxbarashada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.