Arday dhameeyay fasalada 8 aad iyo 12 aad oo munaasabad loogu qabtay Boosaaso

0
81

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa lagu qabtay munaasabadan oo ay ku qalinjibinayeen arday dhameeyay fasalada 8 aad iyo 12 aad dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Xalane .

Munaasabadan waxaa ka qeybgalay maamulka Macadka,waalidiin ,bahda waxbarashada iyo qeybaha kala duwane ee bulshada.

Warbixintan Waxa noo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahim.