Arday dhameeyay Jaamacada Alpha ee magaalada Hargeysa oo difaacday bugaagtooda qalin jabinta.

0
113

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeeysa ayaa lagu qabtay munaasabaddan oo ay buuga qalinjibinta ku difaacanayeen arday baratay kuliyadda arrimaha bulshada ee Jaamacadda Alpha.

waxa ka qeybgalay munaasabadda maamulka Jaamacadda,arday , waalidiin iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaya C\qaadir Cumar Ibraahim.