Arday dhameeyay Qur’aanka kariimka Iyo Hingaada oo munaasabad loogu qabtay Qardho

0
108

Baladweyne ( Radio Beerlula )-magaaada Qardho ee xarunta Gobalka kar-kaar ayaa lagu qabtay munaasabad lagu abaal marinaayay laguna dhiirigalinaayay arday dhamaysay Qu’raanka kariimka iyo kuwo bartay Qoraalka iyo akhriska isla markaana ka aflaxay Dugsiga Xaaji Yuusuf ismaaciil

Munaasabadaaan ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka dugsigga ,Bahda waxbarashada, Waalidiin, iyo qaybaha kale ee bulshada.

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulllahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here