Arday dhameeysatay barashada Xirafadaha lacagaha Online ka oo munaasabad loogu qabtay Kismaayo

0
132

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Kismaayo ayaa lagu qabtay munaasabad lagu maamuusayay araday dhameeysatay barshada Xirfadaha lacagaha Digital-ka ama qaabka Online ka ah ku shaqeeyo islamarkaana ka aflaxday Machadka Elite.

Munaasabadaan ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka Machadka, Bahda waxbarashada, Macallimiin,Waalidiin iyo martisharaf kale.

waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here