Arday dhameeysatay dugsiga Sare oo munaasabad loogu qabtay Muqdisho

0
41

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka ayaa lagu qabtay munaasabad aay ku qalin jibinayeen In ka badan 650 Arday oo dhameeysay dugsiga sare islamarkana ka aflaxday Muqdisho international school.

Munaasabadda aay ardayda ku qalin jibinayeen ayaa waxaa ka qeeybagalay maamulka iskuulka,culuma udiin,walidiin,ardayda qalin jibisay iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here