Arday dhameeysatay farsamada gacanta oo munaasabad qalin jabin loogu qabtay Hargaysa

0
137

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargaysa ee xarunta maamulka Soomaliland ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen inkabadan 25 arday oo bartay Farsamada gacanta sida Tolista Dharka,Biyo gelinta iyo Cilaan saarka Islamarkaana ka aflaxday Machadka Tababarada farsamada gacanta ee Yool.

Munaasabadaan lagu maamuusayay ardaydaan ayaa waxaa goob joog ahaa maamulka Machadka, Waalidiin, Macallimiin, Dhallinyaro iyo qaybaha kale ee bulshada.

waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here