Arday dhameeysatay fasalka 8-aad ee dugsiga dhexe oo munaasabad loogu qabtay deegaanka Yaka ee degmada Qardho.

0
314

Baladweyne(Radio Beerlula)-Munasabadan ay ku qalin jabinayeen arday dhameysay fasalka sideedaad ee dugsiga hoose dhexe sare ee Suldaan Mubaarak ayaa lagu qabtay Deegaanka Yaka ee hoos yimaado dagmada qardho

Waxaana munaasabada ka soo qeyb galay gudoomiye ku xigeenka dagmada qardho waalidiin ardayada qalin jabisay iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen