Arday dhameeysatay heerka 1 aad ee jaamacadda oo munaasabad loogu qabtay Cadaado

0
106

Baladweyne ( Radio Beerlula )-in kabada 18 arday oo dhameeysey heerka 1-aad ee jamaacada islamarkaana ka aflaxday Jaamacadda Islaamiya ayaa munaasabada qalin jabin ah loogu qabtay magaaada Cadaado ee badhtamaha gobolka Galmudug.

Munaasabadaaan ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka Jaamacada,Bahda waxbarashada, Waalidiin, iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here