Arday dhameeysatay kitaabada fiqiga oo munaasabad loogu qabtay magaalada Boosaaso.

0
145

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Boosaso ee xarunta gobalka Bari ayaa lagu qabtay munaasabad aay ku qalin jabinayeen Arday dhameeysatay barashada kitaabada Fiqiga islamarkaana ka aflaxday Madasarda sheekh Maxamad.

Munaasabadda waxa kaso qayb galay maamulka  Madarasada , bahda waxbarashada waalidiin macalimiin  iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.