Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Berbera ee mamulka soomaliland ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen In ka badan 272 arday oo dhameeysatay Akhriska iyo Qoraalka Luuqada Afka Carabiga kana aflaxay Markiska Aflax
Waxana ka qeyb galay mamulka Markiska Aflax walidiin macalimiin qeybaha kala duwan ee bulashada iyo ardayda Munsabadan loo qabtay.
Warkan waxaa ino haya Xaawo Aadan Xuseen


