Arday dhameeysatay Qur’aanka kariimka iyo Tafsiirka oo munaasabad loogu Qabtay Boosaaso.

0
124

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobalka Bari ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen arday baratay Culuumta Shareecada Islaamka iyo Tafsiirka Qur’aanka Kariimka Islmarkaana ka aflaxday Madarasada Sheakh Dr.Cabdisamed.

Munaasabada ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka Madasarda, Culimo udiin,Macallimiin,Waalidiin, iyo Ardayda loo qabtay munaasabada.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here