Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Goraya-ood ee Gobolka Daadmadheedh ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen arday dhameeysatay barashada Qur’aanka kariimka islamarkaana ka aflaxday Madasarda Aflax.
Munaasabada lagu maamuusayay ardaydaan waxaa ka qeybgalay Maamulka Madarasada, Culimo udiin , Macallimiin , Waalidiin iyo Dhallinyaro.
Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey


